Somali | English

Tababar ku saabsan sare uqaadida tayada Waxbarashada dugsiyada Gobolka Banaadir
357A0122

 

Ku simaha Agaasimaha guud ee AWGB ahna Agaasimaha Waaxda Hormarinta Tayada Waxbarashada mudane Axmed Cabdiqaadir Xoosh ayaa maanta u furey tababar howlwadeenada AWGB.

Tababarkan ayaa ujeedadiisu tahay sidii loo xoojin lahaa sare u qaadidda tayada waxbarashada iyo dugsiyada waxbarashada ee ku yaallo gobalka Banaadir.

Tababarkan waxaa maal geliyay midowga Yurub waxaana fulinaysay Hay’adda Adam Smith International.

Ugu dambeyn ku simaha Agaasimaha guud ayaa kula daardaarmey howlwadeenada Agaasinka ee ka soo qeyb galey tababarkaan in ay ka faa’ideystaan si ay u tayeeyaan adeegyada Waxbarashada ee ay u hayaan bulshada Gobalka banaadir.0

Facebook
Twitter
LinkedIn
Pinterest